Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaaliya iyo Kenya oo adkeynaya xiriirkooda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa ku qaabilay Muqdisho Safiirka Kenya, Lucas Tumbo.

Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka laba geesoodka iyo iskaashi wadaagga labada dal ee deriska ah.

Sidoo kale waxay isla soo qaadeen adkeynta xiriirka xiriirka Soomaaliya iyo Kenya ee dhinacyada badan leh oo soo taxanaa muddo aad u fog.

Is-aragan ayaa kusoo aadaya iyadda oo xiisad dhanka badda ah ay u dhaxeyso Muqdisho iyo Nairobi, taasi oo mad-madow gelisay cilaaqaadka dowladahan.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this