Saalax Posted July 31, 2019 Truth hurts. Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Si Calaacal Ah Uga Jawaabtay Hadalkii Mahdi Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted August 2, 2019 Waxaan uga markhaati kacayaa Mr.mahdi inuu xogta dhalinyarada iyo wax garadka labada hayo Dhowr goobood oo aan kula kulmay akhyaar hargaysa sheekh iyo bebera anigaa ugu duceeyay in la aqoonsado si aan u calool baarto waxayna iigu jawaabeen war maad noogu ducaysid in ilaahay quluubteena mideeyo. Balse meesha waxaa jooga maamul ku badbaada kala qaybsanaanta quluubta dadka walaalaha ah oo aan in yar qoraxda taagnaan karin sunta ka buuxda darteed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted August 3, 2019 Gooni qulubta reerkina ayaanba is ogalayn xita isku shareeco ma aminsanid adiga iyo inaadeerka. Inago kala ab iyo isir ah aya si kala fog. Sababto ah wakhtiga ino samaxayn hada soddan San oh Bala kala maqna gaabkaas wu sii dheerenaya ina mahdigan NEEFK Beri markay xilka ka qadaan wu baroorsan si slaan odaygi ka dhintay. Quote Share this post Link to post Share on other sites