Sign in to follow this  
Deeq A.

Mursal iyo Bukhaari oo la kulmay Xildhibaanada PL

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Gudoonka labadda Aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa waxay ka qeybgaleen fadhiga Golaha Wakiiladda Puntland.

Afhayeenka Aqalka Hoose, Maxamed Mursal Cabdiraxmaan iyo gudoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Hoose ayaa khudbad ka jeediyay kulanka.

Mas’uuliyiintan ayaa u tegay Garowe ka qeybgalka munaasabadda sanad-guuradii 21aad ee kasoo wareegatay aas-aaska dowlad goboleedkaasi.

Xafladda ayaa waxay qabsoomeysa berri oo Khamiis ah kuna beegan 1-da bisha August, iyadda oo ammaanka aad loo adkeeyay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this