Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Eriday Dhalinyaro Ka Tirsanaa Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Cabasho Ka Muujiyey Imitixaan Loo Galay Shaqaale Ay Qaadanayso Shirkada Singapore.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargaysa) Somaliland Oo Eriday Dhalinyaro Ka Tirsanaa Barnaamijka Shaqo Qaran Oo Cabasho Ka Muujiyey Imitixaan Loo Galay Shaqaale Ay Qaadanayso Shirkada Singapore.

Xukuumadda Somaliland ayaa eriday afar dhalinyaro ah oo ka tirsanaa barnaamijka shaqo qaran kuwaas oo shalay warbaahinta la hdlay iyagoo cabanaya.

Agaasimaha barnaamijka Shaqo qaran ee Somaliland Maxamed Xuseen (Mu’addinka) oo maanta HCTV la hadlay ayaa sheegay in dhalinyaradani khalkhal geliyeen imtixaankii shalay laga qaaday ardayda barnaamijka shaqo qaran.

Dhalinyarada ayaa ka cawday arday aan ka tirsanayn shaqo qaran oo imtixaanka u fadhiistay.

Saddex wiil iyo inan ( gabadh) ayay kala yihiin dhalinyarada la eryay.

Wariye Xasan Galaydh

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this