Sign in to follow this  
Deeq A.

Guuleed “Waxaa DF ka go’an inay qanciso Somaliland”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan S/land.

Guuleed ayaa soo hadal qaaday wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna sheegay in DF ay ka go’an tahay sidii ay u qancin laheyd madaxda maamulkaasi.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Somaliland in ay ka soo dabacdo meesha ay hadda joogto, si guul looga gaaro wada-hadallada labada dhinac.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/cod-cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this