Deeq A. Posted July 31, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) oo u warramayey warbaahinta ayaa ka hadlay arrimo ku aadan S/land. Guuleed ayaa soo hadal qaaday wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland, wuxuuna sheegay in DF ay ka go’an tahay sidii ay u qancin laheyd madaxda maamulkaasi. Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Somaliland in ay ka soo dabacdo meesha ay hadda joogto, si guul looga gaaro wada-hadallada labada dhinac. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/cod-cadaani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites