Sign in to follow this  
Deeq A.

Wafdi ka socda Aqalka Sare oo ka degay Garowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Wafdigaan uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku- xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare-BFS, Senataro iyo hoowlwadeeno ayaa gaaray magalaada Garoowe ee Caasimada Dowlad Goboleedka Puntland.

Wafdiga ayaa looga mahadceliyey in ay Garoowe u yimaadaan ka qeyb-galka munaasabadda 1-da August oo ah markii dhidibada loo taagay Puntland. Sanad-guuradan ayaa noqaneeysa tii 21aad.

Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare, Abshir Maxamed Axmad ayaa Puntland ku ammaanay horumarrada ay gaartay iyo sida ay qeyb weyn uga tahay dib u dhiska dowladnimada Soomaaliya.

Image may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sitting

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this