Sign in to follow this  
Deeq A.

Wariyayaal Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland Oo Xukuumadda Muuse Biixi Xabsiga Dhigtay 

Recommended Posts

Deeq A.   

Wariyayaal Ka Hawlgala Warbaahinta Madaxa banaan ee Somaliland Oo Xukuumadda Muuse Biixi Xabsiga Dhigtay

 

 weriye-298x300.jpg

Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa goordhawayd Xabsiga dhigay Afar wariye oo ka tirsanaa Warbaahinta ERYAL TV kuwaasi oo ku guda jiray Hawl maalmeedkooda shaqo.

Wariyayaashan Oo Kala Ah

1.Badri Kozar

2.Caydaruus Maxamed,

3. Cabdiraxmaan Fantastic

4. Iyo Sawirqaade Kamaal oo ka hawlgalayay Telefishanka ERYAL TV ayaa waxa loo taxaabay Saldhiga Ibraahim Koodbuur.

Wariyayaashan ayaa sida la sheegay waxa ay duubayeen War cabasho ah.

Warkan oo faah faahsan Goodhaw ka akhriso Foorenews.com.

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this