Sign in to follow this  
Deeq A.

Dekedda Kismaayo oo laga soo saaray Maraakiib ku degtay

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Mareeyaha Dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan ayaa sheegay in maanta in ay soo saareen saddex Markab oo horay ugu degtay gudaha Dekeddaasi.

Sidoo kale Maareeyaha ayaa tilmaamay in haatan ku howlan yihiin soo saarista afar kale oo weli ku jira halkaasi.

Waxaana uu tilmaamay in haraadiga Maraakiibtan ay culeys xoogan ku hayeen dhaq dhaqaaqa Dekedda magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Cod-1-kismaayo.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this