Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo la kulmay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne Ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa caawa guriga uu Garoowe ka deganyahay ku booqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Shiikh.

Kulanka waxaa goobjoog ahaa Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Dowladda Puntland.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa ka mid ah Madaxda ka qeybgalaysa todobaadka Puntland, gaar ahaan 1-da August oo loo dabaaldegayo sanadguuradii 21-aad ee Aasaaska Puntland.

  • FB_IMG_1564435426112.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435414589.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435420869.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435409520.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435431646.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435437279.jpg?w=1000&ssl=1
  • FB_IMG_1564435442013.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo la kulmay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this