Deeq A. Posted July 29, 2019 Muqdisho (Caasimada Online) – Goor sii horreysay oo maanta ah waxaan qornay war ku saabsan in idaacadaha Muqdisho qaarkood oo gaaraya ilaa afar looga yeeray xarunta NISA. Warkaas oo ay na siiyeen ilo-wareedyo, waxaa maamulka NISA iyo idaacadahaba ay xaqiijiyeen inuusan jirin. Waan ka cudur daaranaynaa qaladkaas. Maamulka Caasimada Online Share this post Link to post Share on other sites