Deeq A. Posted July 27, 2019 Kismaayo (SMM) – Xeer ilaaliyaha ciidamada Jubbaland Maxamed Axmed Yaasiin ayaa soo saaray amar culus oo ku socda ciidamada maamulkaasi. Warqad ka soo baxday xafiiska xeer ilaaliyaha ayaa lagu wargeliyey ciidamada ay ka madax banaanadaan doorashada hoggaanka maamulka Jubbaland. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites