Saalax Posted July 27, 2019 Deg Deg Dagaal Qadhaadh Oo Saaka Waaberigii Ka Bilaamay Buurta Daalo Ee G Sanaag July 27, 2019 | Ceerigaabo (Salaanmedia.com)-Dagaaal Qadhaadh Ayaa Saaka waaberigii ka bilaamay Buurta Daalo ee gobolka Sanaag Magaalada Ceerigaabo Dagaalkan Oo Lagu soo waramaayo inuu u dhexeeyo Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Ciidanka Jabahada Kornayl Caare Oo Beryahanba Ay Isdul Fadhiyeen Labadaasi Ciidan Buuralaydaasi Deegaanka Ceerigaabo Dagaalkan Saaka Ka bilaamay magaalada Ceerigaabo gaar ahaan Buurta Daalo ayaa ay isku laynayaa Ciidamada Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Jabhada Kornayl Caare ka dib markii ciidamada jabhada kornayl caare ay xalayto ka soo ruqaansadeen hakii hore ay u daganaayeen ka dibna ay soo galeen Buurta Daalo Isla Markaasina Ceerigaabo u jirta 18 km hadaba si kastaba ha ahaatee saaka waaberigii abaaro 6>00 Subaxnimo ayaa ciidanka Qaranka Somaliland ay weeerar ku qaadeen ciidanka Jabhada Kornayl Caare Oo Ku sugan Buurta Daalo Wali Al aankaana Uu Dagaalkaasi Ka Socdaa Goobtaa Uu Ka Bilaamay Wixii Khasaare Ka Dhasha Iyo Wixii Warar Ah Ee Soo kordha Kala Soco Salaanmedia.com Deg Deg Dagaal Qadhaadh Oo Saaka Waaberigii Ka Bilaamay Buurta Daalo Ee G Sanaag | Salaan Media SALAANMEDIA.COM Ceerigaabo (Salaanmedia.com)-Dagaaal Qadhaadh Ayaa Saaka waaberigii ka bilaamay Buurta Daalo ee gobolka Sanaag Magaalada Ceerigaabo Dagaalkan Oo Lagu soo waramaayo inuu u dhexeeyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 27, 2019 it is confirmed, fighting still going on Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 27, 2019 51 minutes ago, maakhiri1 said: it is confirmed, fighting still going on Indeed. Several Somaliland region soldiers were killed, one burned car and another captured after it fell down in the mountain. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted July 27, 2019 AUN. We are a broken people with too much pride. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted July 27, 2019 Caarre was rediculed by Biixi bots like Amigos, Suldaanka and Oodweyne. Now we know it was all fake bravado on their part to dismiss this man's determination and resolve. Somaliland officially enters civil war era. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 27, 2019 1 hour ago, Dahireeto said: Caarre was rediculed by Biixi bots like Amigos, Suldaanka and Oodweyne. Now we know it was all fake bravado on their part to dismiss this man's determination and resolve. Somaliland officially enters civil war era. Indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhaqaale Posted July 27, 2019 1 hour ago, Dahireeto said: Caarre was rediculed by Biixi bots like Amigos, Suldaanka and Oodweyne. Now we know it was all fake bravado on their part to dismiss this man's determination and resolve. Somaliland officially enters civil war era. Can anyone tell how the beef started between Muse Biixi admin and Caare? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dahireeto Posted July 28, 2019 nacaska Ducaale is busy photoshoping. Go do something more fruitful saxiib. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites