Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha aqalka sare oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta lagaga hadlo hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo horay  ay u soo ansixiyeen Golaha Shacabka ee BJFS .

Ajandayaasha uu Golaha Aqalka sare Maanta ka hadlaya ayaa waxaa ka mid ah, Akhrinta 1-aad ee hindise-sharciyeedka Shidaalka (Bartoolka), Akhrinta 1-aad ee hindise sharciyeedka hawlgabnimada, iyo sidoo kale xaqsiinta iyo hibooyinka xubnaha Ciidamada Qalabka sida.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this