Deeq A. Posted July 27, 2019 Marka (SMN) – Guddoomiyaha maamulka degmada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose C/laahi Cali Axmed (Waafow) ayaa sheegay in ciidamada amniga ay ka hortageen weeraro iyo qaraxyo la damacsanaa in la soo galiyo gudaha magaaladaasi. Waafow oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa sheegay in ciidamadu ay ka hortageen weeraro ay damacasanaayeen inay geystaan Al-Shabaab. Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ciidamada dowladda ay heegan buuxa ku jiraan, islamarkaana ay ka hortagi doonaan waxkasta oo qatar ku ah nabad galyada. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Cod-1-Cadaani.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites