Kool_Kat Posted June 7, 2010 Ar Juxaana waaloo sheekeeyaye Kismaayo yaaka celihaa Ar Tuujiyeena waa jisaarayee Bob yaaka celihaa Jijigjig ji ji jijigjig Shirib aan kawada just in case aad is weydiinoysiin waxaan ka hadlooyo... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 7, 2010 Juxa yaa kuu sheegey in Gaarisa ay kaneeco qabto. Waxa laguu sheegey kaneeco ma ehee waa gold dust samadaha kasoo daadanaaya nuune markaan gabar bahyar ah ku siiney baa saa inoo gali miyaa? Tuujiye, what can I say you bloody refugee Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 7, 2010 KK kaalay meeqo kaniini ambashaliini aa maanta kugu maqan? mise burkaanti aa ku quraacatay? Shakhfir baa lagu yiri Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 Ninyahow horta weligaa ma aragtay mid faraq ah intuu shinni soo kiciyo korka ma idinka soo koray idinkoo imbiili dheelooyo isaga iyo shinnidiisa oo is daba ordooyo? Saas aa nagu noqoteen...anagoo iska baashaaleeno aa korka noogasoo dhacdeen oo waa na galaafateen...waxaan maqli jiray dabkuu munaafiq shido maskiin mu'min ah aa ku gubto...wakaa maanta Kismaayo maalinba galti cusub aa inee isku qabsadaan maraayaan...hadee ogoow waa kuwii iyagoo ordooyo shalay nasoo galay maantana na dhohooyo magaalada anagaa iska leh...Kulli Fidmo Cinda Geel idnka. :mad: Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 Originally posted by Kool_Kat: Ar Juxaana waaloo sheekeeyaye Kismaayo yaaka celihaa Ar Tuujiyeena waa jisaarayee Bob yaaka celihaa Jijigjig ji ji jijigjig Shirib aan kawada just in case aad is weydiinoysiin waxaan ka hadlooyo... Waxaas aa shirib la dhahaa inta kale been. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 7, 2010 ^^^ Besbes abaa batiiqoo..ha xanaaqin! beentaa ma ahin..anagaba anagoo xamar beeruud iska ciyaareeno iyo banooni (banoonta) aa jabhado magacyo wiligee aan maqlin wataan yimaadeen... Jabhad xitaa waxa laga wado ma aqoonin lool maantana dadka xamar dagan wiligood iyadoo sar kataagan tahay ma arkin lool.. so waa lagula qabtaa jabka... Imbili aa isoo xasuusisay... waraa dominican republic ayaan joogay maalin dhaweed..guess waxaan bada agteeda ku arkay lool niman waaween oo imbili ciyaaraayo loool aboo dalaq aan la dhahay nooh lool ayagoo aaminsaneen in aan aheen Dominicano, ayee usii qaadan waayeen sida aan u aqaan ciyaartaas lool caadi ma aheen yaaqee... Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 Haye..filinkaaga waa laii daadiyay ee is dabaaliska intaa igala herto ii sheeg goormaa xaroonee? cuq inaa tahay mar hore aan shufeeyay ee abaa sheekada ii daadi...KK aa qish iyadoo la arkeenin i siisay...haye bajaqda ciyaalka xaafada miyaa mise xaafda kale aa dawaafis ugasoo qabatay? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 7, 2010 BOB ma maantad sweet iga tilmaantay walee tan ceelna biyo loogama cabo aheey gloves are off. haatu adiga waan kuu noqon calaashan, you will serve well as kufaakihadeysi (carbal tan garo) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tuujiye Posted June 7, 2010 ^^^^ lool waraa dumaashidaa ka xishoo nooh! abaa qooleey kaste boorko aa ku jiray maxasuusataa... kaas aa la dirsaday lool ciyaalka xaafada see ani isku afkaseynaa? lool Rabsho rabsho malugu saxo lool Wareer Badanaa!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 SOL wax lagu baal riigo ma laha camal aa? Dumaashideey usheeg hadee kaseen sida Xalwo iyo Qubo loo kariyo aniga mugoo masoo socdi. Maybe qof noo bilo aan rabnaa aniga iyo Nuune marka adiga hadaa is tuurto maybe Nuune oo kaa soo daba teesteenaayo anigana kama fogi ee adiga noo bil akhbaarta biyahana nasoo sii hadee mool tahay iyo hadee caari tahay iyo inee biyaha dhaxan yihiin. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MZanzi Posted June 7, 2010 Maybe qof noo bilo aan rabnaa aniga iyo Nuune marka adiga hadaa is tuurto maybe Nuune oo kaa soo daba teesteenaayo anigana kama fogi ee adiga noo bil akhbaarta biyahana nasoo sii hadee mool tahay iyo hadee caari tahay iyo inee biyaha dhaxan yihiin walaahi daacad aan uqoslay tuujiye waa ku sahan tagee miyaa cabdoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 Adiga waa diiday inaa sirta ii daadiso marka inaa Tuujiye qish weydiiyo aan ku qasbanahay sooma aha? Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juxa Posted June 7, 2010 damiin far waaweyn wax loogu qoraa? is this universal or special to reer kismaayo runs before BOB hits the roof. soo barya Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted June 7, 2010 Juxa Walaalkaa damiin waa ka fogyahay ee xoogaa caga jiid waaye...filimaad kale aa ku furun hada laakiin mar dhow waa alalaasee Insha Allah...ssshhh afkaaga qabso mugoo yaa nalasoo burinine. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted June 7, 2010 Juxa wal walbo aad tiri back at you Quote Share this post Link to post Share on other sites