Sign in to follow this  
Deeq A.

Eng Yariisow iyo mas’uuliyiinta kale oo loo qaadey Qadar

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Dadkii ku dhaawacmay weerarkii xarunta gobolka Banaadir ayaa loo qaadey waddanka Qadar kadib diyaarad qaas ah oo waddankaasi ka timid.

Bukaanadda ayaa waxaa kamid ah; Eng Yariisow, duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo gudoomiyeyaal degmo.

Sababta dalka dibadiisa loogu qaadey ayaa waxaa lagu sheegay markii loo baahday baxbaano dheeraad ah.

Lix ruux oo ay ku jiraan gudoomiyeyaal degmo iyo agaasimeyaal ayaa ku naf-waysay qaraxaasi oo is-miidaamin ah, kaasi oo ay Al-Shabaab sheegatay.

Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa magacowday guddi ka shaqeyn doono taakuleynta dadkii wax ku noqday dhacdadaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this