Deeq A. Posted July 25, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka daka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi ka kooban wasiiro iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites