Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo guddi u magacawday qaraxii xarunta G/Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka daka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay Guddi ka kooban wasiiro iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Halkan hoose ka akhriso:

warsaxafadeed.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this