Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddi loo magacaabay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxii xarunta gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   
Mahdi-768x679-640x566.jpg?resize=640%2C5 Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay Guddi isugu jira wasiiro, xildhibaanno Iyo maamulka gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Guddiga oo ka kooban 14 xubnood, ayaa waxaa guddoomiye u ah wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknology-da Cabdi Canshuur Xassan, halka guddoomiye ku xigeenna looga dhigay, Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame.

Halkan hoose ka akhriso magacaabistooda

GUDDIGA.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Guddi loo magacaabay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay qaraxii xarunta gobolka Banaadir appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this