Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni oo guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex

Recommended Posts

Deeq A.   
Taleex.jpg?w=1000&ssl=1degmada Taariikhiga ah ee Taleex

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa degmada taariikhiga ah ee Taleex oo ka tirsan gobolka Sool.

Madaxweynaha ayaa Iimaan Cali Shire u magacaabay guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee degmada Taleex sida ku qoran Dikreeto ka soo baxday xafiiska Deni oo ku taariikhaysan 24-Luuliyo-2019.

Hoos ka akhriso dikreetada

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr50 oo ku taariikheysan 24,Luulyo, 2019 ku magacaabay Guddoomiyaha Ku meel gaarka ah ee degmada Taleex.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu Tixgeliyey: Baahida loo qabo in ay sii socoto Shaqada Maamulka Degmada Taleex.

Wuxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Iimaan Cali Shire si ku meel gaar ah loogu magacaabay Guddoomiyaha Degmada Taleex.

Xeerkani wuxuu dhaqangelaya markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

PUNTLAND POST

The post Madaxweyne Deni oo guddoomiye ku meel gaar ah u magacaabay degmada Taleex appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this