Sign in to follow this  
Deeq A.

DF oo deg deg u magacowday guddi kadib qarxii xarunta gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa  magacaabay guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir.

Hoos ka aqriso magacyada guddiga

Screen-Shot-2019-07-24-at-6.22.34-PM.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this