Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Diiran Oo Lagu Qaabilay+Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

 

 Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Diiran Oo Lagu Qaabilay

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

gudoomiye Ciro oo mudooyinkii ugu dambeeyey ka maqnaa dalka ayaa markii uu ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa waxa si weyn ugu qaabilay saraakiisha kala duwan ee xisbiga Waddani.
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 1 person, wedding and outdoor
Image may contain: 7 people, people standing, wedding and outdoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 7 people, people smiling, people standing, suit and outdoor
Image may contain: 2 people, beard
Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and suit
Image may contain: one or more people, wedding and outdoor

 

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this