Deeq A. Posted July 24, 2019 Muqdisho (SMN) – Qarax xoogan ayaa maanta oo Arbaco ah waxa uu ka dhacay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhex-dhacay xarunta Dowladda Hoose ee maamulka gobolka Banaadir. Ma cadda khasaaraha ka dhashay weerarkan, mana jirto illaa iyo haatan koox dusha saaratay mas’uuliyadiisa. Balse warar ayaa waxay sheegayaan in mas’uuliyiin ay kamid yihiin dadka wax ku noqday dhacdadan. Wixii kusoo kordha kula soco wararkeena dambe View the full article Share this post Link to post Share on other sites