Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Qarax ka dhex dhacay xarunta gobolka Banaadir

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya inuu qarax uu ka dhex dhacay gudaha xarunta gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo loo maleynayo inuu yahay is-miidamain uu sameeyey qof ku dhex jiray gudaha xarunta, ayaan weli laga hayn wax faah-fahain ah. Naga filo faah-faahin dhowaan Isnha Allah.

Caasimada Onlien
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this