Sign in to follow this  
Deeq A.

XFS oo ka hortimid liiska Odayaasha dhaqanka Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hortimid liiska Odayaasha Dhaqanka ee ay dhawaan ku dhawaaqday Jubbaland.

War ay soo saartay wasaaradda ayaa lagu sheegay in khatar ay ka imaan karta haddii la guda galo xulida Xildhibaanada Jubbaland, iyadoo aan la sixin Odayaasha saxda ah.

Halkan hoose ka AKhriso:

IMG-20190724-WA0015-696x958

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this