Sign in to follow this  
Deeq A.

Hooyo Soomaaliyeed oo labo wiil ku weysay qaraxii KM4

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN)  – Hooyo Khadiijo Cabdi ayaa labo wiil oo ay dhashay ku weysay qaraxii xooganaa ee Isniintii la soo dhaafay ka dhacay agagaarka isgoyska KM4 ee M/Muqdisho.

Marxuumiinta oo lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxmaan Jeylaani Axmed iyo Cabdirisaaq Jeylaani Axmed ayaa ahaa isku xirfad ka shaqeynayay hal goob.

Sidoo kale Hooyo Khadiijo Cabdi ayaa horay waxaa wiil kale looga dilay magaalada Muqdisho, iyadoo geeridani ay murugo xanuun badan ku reebtay xubnaha Qoyska.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixinta.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this