Sign in to follow this  
Deeq A.

Natiijada Imtixaankii Dowladda oo lasoo bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa  shaacisay natiijada imtixaanaadkii mideysnaa ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo toos uga hadlayey Telefishinka Qaranka ayaa akhriyey war-saxaafadeed ay ku qoran yihiin tirada gudubtay imtixaanka, tirada dhacday iyo 10-ka qof ee kaalinta koowaad ka gashay sannadkaan.

Googax Barre ayaa sheegay in ardayda 10-ka ah ee kaalinta koowaad u gudubtay ay dowladda Soomaaliya siin doonto deeq waxbarasho oo lacag la’aan ah dalka iyo dibedda meesha ay doonaan.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka wasaaradda.

img20190723_22432165-696x989.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this