Sign in to follow this  
Deeq A.

Italy oo xoojineysa tababarada Ciidanka Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Roma (SMN) – Taliyaha ciidanka xooga Dalka, Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.

Wafdiga ayaa ayaa kulamo la qaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga ee qaaraadda Yurub.

Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Sidoo kale waxay isla soo qaadeen sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ay Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

67182169_2388109934843294_6311870091227037696_n.jpg67170582_2388109928176628_7054086211442311168_n.jpg67164803_2388110131509941_5403890747604729856_n.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this