Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo la kulmy Saraakiisha Ciidamada Waddanka Talyaaniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliyaha ciidanka xooga Dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi (Indhaqarshe) iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ayaa kulamo laqaatay mas’uuliyiinta ugu sareysa Ciidammada Dalka Talyaaniga.

General Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Madaxda Ciidamada Dalka Talyaaniga kala hadlay xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Talyaaniga iyo sidii sare loogu qaadi lahaa tabarada ey Talyaaniga siiyaan ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

  • 1-49.jpg?w=1000&ssl=1
  • 2-45.jpg?w=1000&ssl=1
  • 3-44.jpg?w=1000&ssl=1
  • 4-42.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oo la kulmy Saraakiisha Ciidamada Waddanka Talyaaniga appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this