Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga Wadajir oo qoraal xasaasi ah kasoo saaray eedeyntii loo jeediyey Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa ku eedeeyay Dowladda Qatar in qaraxyada iyo dagaaladda ka dhaca Soomaaliya ay u adeegsato Al-Shabaab iyo Daacish.

Xisiga oo soo xiganaya war uu qoray wargayska New York Tames ayaa ku eedeeyay dowlada Qatar in ay garab siido kooxaha argagixisada ah.

Halkaan ka aqriso warka ka soo baxay xisbiga Wadajir.

67259174_2211736192272223_13605104767519 67256072_2211736225605553_89317237944483

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this