Deeq A. Posted July 22, 2019 Dhuusamareeb (SMN) – Wafdi caalami ah oo ka socda dalalka beesha caalamka ayaa goor dhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Xubnahan ayaa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey madaxa xukuumadda Galmudug, wasiiro iyo mas’uuliyiin ka tirsan maamulkaasi. Ujeedada wafdigan ayaa la xariirta, sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen dadaallada loogu jiro dhismaha Galmudg. Sidoo kale saacadaha soo socda ayaa la filayaa in xubnahani ka socda beesha caalamka ay la kulmaan Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali oo weli ku sugan halkaasi. Halkan hoose ka daawo Sawirrada: View the full article Share this post Link to post Share on other sites