Deeq A. Posted July 22, 2019 Garbahaarey (SMN) – Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka degmada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo Aadan Siraad Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa diniin u diray dadka u hoggaansama amarada ka soo baxa Al-Shabaab. Siraad ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali in awaamiirta Al-Shabaab ay ka shaqeeyaan degmadaasi iyo guud ahaan gobolka Gedo. Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in cidkasta oo la macaamisha ay ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan, sida uu hadalka u dhigay. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyadoo dhawaan Al-Shabaab ay digniin u direen Ergada soo dooratay Xildhibaanada BFS, una qabtay muddo 45 cisho in ay ku yimaadaan deegaanad ar ka arrimyaan ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.caasimada.net/wp-content/uploads/2019/07/Gedo-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites