Suldaanka Posted July 21, 2019 Guddoomiyihii guddiga dib-u-dhiska wadada Boosaaso oo xabsiga la dhigay – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in caawa halkaasi lagu xiray guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada… Sii akhri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 21, 2019 Farmaajo oo Deni ka dalbaday in uu si shuruud la'aan ah ku sii daayo xubno lagu xiray Boosaaso – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la soo xiriiray madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka codsaday… Sii akhri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted July 21, 2019 Dowladda Puntland oo digniin kuma dambays ah siiyay Villa Somalia – Puntland Post PUNTLANDPOST.NET Dowladda Puntland ayaa mar kale xukuumadda Federaalka Soomaaliya ugu baaqday, in ay si deg deg ah u joojiso fara-gelinta ee… Sii akhri Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 22, 2019 Somalia will neither be a proper Federal Republic nor a centralised unitary State until a proper constitution ratified by all the stakeholders is in place. This madness will just continue wasting everyone's time and resources. Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted July 23, 2019 23 hours ago, Tallaabo said: Somalia will neither be a proper Federal Republic nor a centralised unitary State until a proper constitution ratified by all the stakeholders is in place. This madness will just continue wasting everyone's time and resources. Waa Indheer garad hadalkiis dad kala gooba-goobaysan federaalna ma niqon karàan centralised'na, ma noqon karaan. Puntland waxay u egtahay in hogaankaan hadda la doortay uu ku saqiirayo lix bilood Caburinta ìyo xarigga wuxuu ku bilaabay dadkii jidka qodaxda ka gurayay. Dadka ama waxbaa loo qabtaa oo maamulkoodaa ku filaada, ama waxay qabsadaan yaa lagu abaal mariyaa balse suuro ka bilàwday nin dhergay caloòshiis waa cawaaqib xumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted July 23, 2019 Another 30 years of new chaos, unless core issues and constituation fixed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
FBISOMALIA Posted July 23, 2019 PL has law and its apply to all. Sorry but we are not that soft. Deni has Puntlanders 100% support. Quote Share this post Link to post Share on other sites