Deeq A. Posted July 21, 2019 Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha golaha shacabka ayaa maanta magacaabay guddi ku meel gaar ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka Qaranka. Guddigan oo ka kooban 15 xubnood ayaa ka shaqeyn doono hubinta iyo wax ka bedelka sharciga doorashooyinka oo ay soo ansixiyeen golaha wasiirada Soomaaliya Halkan hoose ka aqriso: l View the full article Share this post Link to post Share on other sites