Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka sare oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa goor dhow soo gaba gaboobay kulankii 11-aad kalfadhigisa 5-aad ee Aqalka Sare BFS, waxaana qeybta hore ee kulanka shir Guddoominayay mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, Guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Ajengada kulanka ayaa ahaa Akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta Dowladda.

Waxaa kulanka soo xaadiray 30 Senotar , iyadoo ay mudanayaasha qaar fikirkooda ku aaddan akhrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada halkaasi ka dhiibteen.

Gabagabada kulanka ayaa waxaa soo xiray, Guddomiye kuxigeenka -aad ee Aqalka Sare Senator, Abshir Maxamad Axmed (Bukhaari) oo qeeybti danbe ee kulanka shir guddominayay.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

FB_IMG_1563706300120-1.jpgFB_IMG_1563706303682.jpgFB_IMG_1563706308102.jpgFB_IMG_1563706311050.jpgFB_IMG_1563706315315.jpgFB_IMG_1563706321085.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this