Deeq A. Posted July 21, 2019 Waxaa goordhow bilowday kulanka 11aad, kalfadhiga 5aad ee golaha Aqalka Sare BFS , kulanka waxaa shir guddoominaayo, guddomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya senator Cabdi Xaashi Cabdullahi, waxaa kale oo garbihiisa jooga ku-xigeenka 1aad ee golaha aqalka sare Senator Abshir Axmed iyo 2aad Mowlid Guhaad. Ajengada Kulanka: Akhrinta 2aad ee Hindise Sharciyeedka Xuquuqda Siyaasiyiinta Dowlada Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites