Deeq A. Posted July 20, 2019 Kismaayo (SMN) – Guddiga Doorashadda Jubbaland ayaa wuxuu shaaciyey in uu kordhiyey muddada ay horey ugu qabteen in ay isku soo diiwaan-geliyaan murashaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha maamul goboleedkaasi. Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka View the full article Share this post Link to post Share on other sites