Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo qaadacday guddi ay magacawday dowladda Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Maamulka Puntland ayaa ka horyimid, islamarkaana qaadacay guddigii uu dhawaan Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) u magacaabay wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland.

War ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in hanaanka loo maray ku dhawaaqista guddigaasi uusan waafaqsaneyn Dastuurka KMG dalka.

Halkan hoose ka akhriso:

1-115

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this