Deeq A. Posted July 19, 2019 Muqdisho (SMN) – Wax-garad Soomaaliyeed ayaa wuxuu ku baaqay in wada hadalka Somaliland ay noqdaan kuwa si qoto dheer looga baaraan-degay. Indheer-garadkan oo ka qeybgalyey barnaamijka Maxaa ka run wixii la sheegay ee Idaacadda Shabelle ayaa ku baaqay in wada xaajoodyaddu noqdaan mirodhal. Aqoonyahanka ayaa soo jeediyey in wada hadalada laga qeybgeliyo xubnaha Somaliland ku metala dowladda federaalka ah. Halkan hoose ka dhageyso warka oo cod ah https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin-3.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites