Sign in to follow this  
Deeq A.

Waxgarad baaq kasoo saarey wada hadalka S/land

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wax-garad Soomaaliyeed ayaa wuxuu ku baaqay in wada hadalka Somaliland ay noqdaan kuwa si qoto dheer looga baaraan-degay.

Indheer-garadkan oo ka qeybgalyey barnaamijka Maxaa ka run wixii la sheegay ee Idaacadda Shabelle ayaa ku baaqay in wada xaajoodyaddu noqdaan mirodhal.

Aqoonyahanka ayaa soo jeediyey in wada hadalada laga qeybgeliyo xubnaha Somaliland ku metala dowladda federaalka ah.

Halkan hoose ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin-3.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this