Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamo la wareegay amniga degaanka Xaraale

Recommended Posts

Deeq A.   

Xeraale (SMN) – Ciidamo taabacsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud.

Xoogagan ayaa kamid ah kuwa ay dhowaan xukuumadda federaalka ah u qarameysay dowlad goboleedka Galmudug.

Saraakiisha horkaceysay ciidankaasi ayaa sheegay in ay ka shaqeyn doonan nabad-gelyadda tuuladaasi muhiimka ah.

Dowladda Fedeaalka Soomaaliya ayaa dhowaan shaacisay in ay bilaabeyso howlgalo lagu xoreynayo degaanka ay Galmudug ka haysato Al-Shabaab.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this