Deeq A. Posted July 19, 2019 Xeraale (SMN) – Ciidamo taabacsan dowladda Soomaaliya ayaa maanta la wareegay degaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud. Xoogagan ayaa kamid ah kuwa ay dhowaan xukuumadda federaalka ah u qarameysay dowlad goboleedka Galmudug. Saraakiisha horkaceysay ciidankaasi ayaa sheegay in ay ka shaqeyn doonan nabad-gelyadda tuuladaasi muhiimka ah. Dowladda Fedeaalka Soomaaliya ayaa dhowaan shaacisay in ay bilaabeyso howlgalo lagu xoreynayo degaanka ay Galmudug ka haysato Al-Shabaab. View the full article Share this post Link to post Share on other sites