Sign in to follow this  
Jacaylbaro

What a Theft ,,,,, lol

Recommended Posts

Gabadha Boqorka Sucuudiga ayaa Dalka Talyaaniga looga xaday $15.5 Million oo iskugu jirta Lacag iyo Dahab Hoteelkii ay Dalxiiska ay ugu jirtay

 

 

Gabadha Boqorka Sucuudi Aribia ayaa dalxiis u joogtay dalka Talyaniga Jasiirada layidhaahdo Porto Cervo oo ah jasiirad ay ku raxaysataan dadka lacagta leh waxayna deganayd hoteelka ugu qaalisaan ee dalka talayani Colonna Pevero Hotel waxaana kaliya dega hoteelkaasi dadka Magaca aduunka kuleh ee Maalqabaynka ah.

 

Hadaba Gabadha Boqor sucuudiga ayaa hoteelka ay deganayd laga xaday 11 million euro ($15.5 million) oo iskugu jirta Lacag iyo dahab waxaana xaqiijiyay Poliska Talyaaniga.

 

Markii lacagtan lagaqaatay Qolka ay hoteelka ka deganayd ayaa ay kamaqnayd Gabadha boqorada Sucudiga halkaasi oo wax raad ah laga helin balse waxa uu Polisku cadeeyay in ay tuugtani amaba maafiyadai ay ku raadjoogeyn Boqorada, waxay kaloo Polisku xaqiijiyeen in qolkaasi kusoo galayn Muftaax ama furo iyaga oo haysta balse lama sheegin meeshay kakeeneen Furahaasi.

 

Colonna Pevero Hotel oo ah Goobtan ay ku raaxaysataan ayaa Aqal u dhow hotelkaasi lacagta Gabadha Boqorada laga xaday ayaa degen malqabayniin uu ku jiro Raysarwasaaraha Talyaaniga Silvio Berlusconi AQalna uu kuleeyahay, waxaana ay wararku intaas ku darayaan in aysan ahayn in markii ugu horeysay Maalqabaniinta Carabta lacag looga xado waxaana dhacday in nin dala Moroco u dhashey oo malqabayn ahaa isagana lacag looga dhacay taasina waxay Maalqabayniinta Carabta u keentay fajac iyo cabsi aad ah waxaana laga yaabaa in aysan dalka talyaaniga dib danbe ugu soo noqon mar hadii carabta kaliya farta ay ku godan tahay lacagtoodana sifudud looga xadayo dalkaasi talyaaniga.

 

Saxaafada Talyaaniga ayaa shalay iyo manta aad uga hadlaysay balse dadka talyaaniga ayaa wax xisoo leh sidaa ugu sii haynin waxyaabahan ama wararka ku aadan reer Boqor Sucuudi maadama ay talyaaniga ku badan yihiin bangiyada ladhaco maalinta cad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Saudi princess robbed at posh Italian resort

 

ROME — Italian police said Monday they are hunting for burglars who stole euro11 million ($15.5 million) in cash and jewelry from the hotel room of a Saudi princess.

 

Police said the princess was not in her room at the luxury Colonna Pevero Hotel in Porto Cervo, a glitzy resort on the island of Sardinia, when the robbers struck sometime Tuesday night or early Wednesday.

 

The thieves used a master key to gain access, then ripped out the wall safe.

 

Police in the nearby town of Olbia declined to say whether they believed the robbery was an inside job.

 

Officials did not publicly identify the princess. Calls seeking comment from the hotel management were not returned.

 

The seaside village of Porto Cervo is a main resort on Sardinia's Costa Smeralda, or Emerald Coast. The area is a magnet for the yachts of millionaires and is dotted with villas owned by the rich and powerful, including Italian Premier Silvio Berlusconi.

 

Italian media reported that robbers in recent days also have targeted a Moroccan businessman staying at a nearby hotel as well as seaside private villas.

 

Law enforcement agencies held a summit Monday in Porto Cervo to discuss the investigation and security improvements.

 

Copyright © 2009 The Associated Press. All rights reserved.

Source : For Fu-Fu

 

She deserves to be robbed - going on a holiday with $15m cash . damn what was she thinking?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rumor has it Somali pirates where on the hunt to hijack her yacht, but found out she had a lot more money and jewelry in the safe!

 

Seriously though, why would one carry that much money and belongings while on vacation? Useless princess!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^^ Lacagta markey qofka ka badbadato, specially carabta, maba yaqaanaan wax lagu sameeyo, qandiyada ayey ku wataan, yaa ogaado tan waxaa Zurich u yaalo 73 million, alloow yaa cunaha la seexda naagtan

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lol, I think in her standrad 15.5M wax saas u sii buuran ma ahan, oo waa hal maalin shoppingkeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this