Sign in to follow this  
Deeq A.

Shuruudo adag oo lagu xiray Musharraxiinta Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) –  Guddiga doorashooyinka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta shaaciyey shuruudaha laga rabo musharraxiinta u taagan qabashada hoggaanka maamulkaasi.

War qoraal ah oo ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in isdiiwaan gelinta ay ka bilaabaneyso maanta o Khamiis ah, kuna egtahay maalinta Sabtida ah oo ku beegan 20-07-2019-ka.

Lacagta isdiiwaan gelinta ayey guddigu ku sheegeen $30,000 (Soddon kun) oo dollar oo laga doonayo ragga Musharraxiinta ah, halka haweenka bixinayaan $15,000 (shan iyo toban kun) oo doollarka Mareykanka ah.

Halkan hoose ka akhriso:

10

2030

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this