Sign in to follow this  
Deeq A.

Waare Oo Xilka Ka Qaaday Wasiirkiisii Maaliyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN ) – Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Digreeto ka soo baxday xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay Cabdishakuur Abuukar Xasan.

Xilka qaadista wasiir Maxamuud Cabdulle ayaa lagu sheegay in Hirshabeelle ay xillgan u baahan tahay isbeddel dhinaca Maaliyadda ah.

Halkan hoose ka akhriso:

waare

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this