Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Sabriye Oo Magacaabay Guddiga Qaban-qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa magacawday guddiga qabanqaabada shirweynaha dib u heshiisiinta ee Galmudug.

Cabdi Maxamed Sabriye, wasiirka arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku magacaabay guddiga oo 12 xubnood ka kooban.

Halkaan hoose ka akhriso magacaabista guddigan.

  0001.jpg

0002.jpg

0004.jpg

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this