Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha Hay’adda Lacagta Adduunka Oo Is-Casishay

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Agaasimaha dhanka maamulka ee hey’adda lacagta adduunka oo loo yaqaan (IMF) Christine Lagarde ayaa sheegtay inay ka dagi doonto Xilka.

1563310354bbcd5.jpg

Go’aanka iscasilaada ah ee ms Lagarde ayaa yimid kadib markii loo doortay madaxa bankiga dhexe ee Yurub.

Haweeneydaan ayaa xaqiijisay in 12 bisha September ay ka tagi doonto shaqada ay ka heyso hey’ada IMF.

Ms Christine oo horay uga soo mid noqotay golaha wasiirada ee Faransiiska ayaa tan iyo sannadkii 2011-kii aheyd agaasimaha dhanka maamulka ee hey’ada lacagta Aduunka.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this