Sign in to follow this  
Deeq A.

Wakiilka QM ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar + Sawirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Jowhar (SMN) – Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr. James swan iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Dowladd Goboleedka Hirshabeelle.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle ,madaxweyne ku-xigeenka iyo Mas’uuliyiin kale ayaa Garoonka diyaaradaha magaalada Jowhar si weyn ugu soo dhoweeyay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaalia oo booqasho ku tagay caasimadda Hirshabeelle.

Wakiilka ayaa kulan kula qaatay magaalada Jowhar Madaxda Hirshabelle iyada oo laga wada hadlay Xoojinta iyo wada shaqeynta Howlgalka Qaramada Midoobay iyo Maamulka Hirshabelle, waxaana sido kale kulanka goob joog ka ahaa Wakiilka Howlgalka Qaramada Midoobay ee Hirshabelle Mr. Benjiamin.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

66777022_2274815212767650_1652236823138666843618_2274814999434338_5647277245664866922721_2274815316100973_3340090641831966999179_2274815086100996_1974604131934967293553_2274815126100992_1198245667416367317475_2358999474369743_8065497734875967512127_2274815259434312_64117708114886

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this