Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciidamada Jubbaland oo Nabadoon caan ah ku xiray Kismaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Nabadoon Cabdullaahi Waamo oo ka mid ah waxgaradka Jubbaland ayaa sheegay in ciidamada maamulkaasi  ay xabsiga dhigeen Suldaan Maxamed Cismaan Yuusuf (Kabow) oo si weyn looga yaqaano M/Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Nabadoon Waamo oo la hadlayey Shabelle ayaa sababta loo xiray Suldan Kabow ku sheegay in la doonayo in lagu bedalo nabadoon been abuur ah.

Waxaana uu ku eedeeyey in xariggaasi uu ka dambeeyo Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Cod-Cadaani-.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this